Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dal Soomaalida lagu dhibaateeyo (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika . Sheekh Aadan Madoobe iyo xubnaha la socda ayaa magaalada Johannesburg uga qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha baarlamaannadda qaarada Afrika ee (Pan-African Parliament) oo halkaasi ka furmaya. Guddoomiyaha ayaa inta uu ku … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dal Soomaalida lagu dhibaateeyo (Sawirro)